Wasiir Maareeye: “Qof kasta oo dhinta dowladu waxay u aqoonsan tahay inuu dilay COVID-19”

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Maxamed Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey cudurka faafa ee Covid-19 ayaa sheegay in dowladda federaalka qof kasta oo ku dhinta dalka ay u aqoonsan tahay inuu dilay Coronavirus. Maareeye ayaa tilmaamay in kiisaska cudurka Coronavirus ay maalin kasta sii kordhayaan, taasina ay muujineyso halista uu cudurkaan ku hayo … Continue reading Wasiir Maareeye: “Qof kasta oo dhinta dowladu waxay u aqoonsan tahay inuu dilay COVID-19”